Cách cài đặt tệp APK / APKS / OBB trên Android
Daariz waa barnaamij xiiso leh, bilaash ah oo si fudud kaaga caawinaya barashada akhriska iyo qoraalka Af-Soomaaliga goobkasta iyo goorkasta oo aad joogto.
Akhriska Af-Soomaaligu waxa uu lama-huraan u yahay waxbarashada, shaqada, xidhiidhka ehelka, adeegyada tignoolajiyadda cusub sida Zaad ama E-dahab iyo adeegsiga baraog bulshada oo ah waaga cusub ee wada-xidakhti.
Haddii aad tahay qof hadda bilaw ah iyo haddii aad aqoon kooban u leedahay afka Soomaaliga oo aad rabto trong aad kordhisato, barnaamijka Daariz waa habka ugu habboon ee aad si dhakhso ah ugu baran karto Af-Soomaaliga.
Haddaba si aad u bilawdo geeddiga aad akhriska ku baranayso ama aad cid kale ku barayso, la soo deg barnaamijka Daariz. Waxa aad ka heli doontaa boqollaal cashar iyo laylisyo. Waxa intaa kuu dheer, sheekooyin kala geddisan oo aad dhammaantood heli karto adiga oo aan wax khad (Internet) à u baahan. Taasi waxa ay kuu suuragelinaysaa trong aad goob kasta iyo goorkasta wax ku baran karto.
Waxbarashadu waa trong ay noqotaa mid uu ardaygu xiiseeyo. Sidaasi darteed, mar kasta oo aad cutub ama cashar dhammeyso, waxa aad ku guuleysan doontaa neefaf geel ah (oo daruuraha kuugu xareysan!). Waxa aad kula tartami kartaa saaxiibbadaa adiga oo tirsanaya inta halaad ee aad ku guuleystay muddadii aad Daariz wax ka baranaysay.
Waxa aannu Daariz kusoo kordhin doonnaa barnaamijyo qofka akhriska bartaa ka heli doono waxbarashada dugsiyada oo la soo koobay iyada oo loogu talogalay dadkii aan fursad u helin in ay dugsiyol galaan. Barnaamijyadan oo bilaash ahi waxa ay suuragelinayaan trong qofkii decaal la yimaaddaa uu imtixaan u fadhiisto oo qaato shahaadadaha waxbarashada.
Haddii aad ka heshay barnaamijkan, fadlan xiddigaha qiimaynta shan na sii!
Kiểm tra tệpChữ ký khớp với chứng chỉ của nhà phát triển
Tệp chưa bị sửa đổi: cùng chứng chỉ với các phiên bản của ứng dụng này từ cửa hàng ứng dụng chính thức, được ký bằng khóa ký ứng dụng của nhà phát triển, do Google quản lý. Chữ ký cho biết ai đã ký tệp, không cho biết ứng dụng hoạt động như thế nào.
Phiên bản Android tối thiểu mà Daariz Somali cần đã thay đổi thế nào qua các phiên bản trong danh mục apkgold-vn.com. Chạm vào một điểm trên biểu đồ để xem một phiên bản cụ thể.
Phiên bản hiện tại Daariz Somali 1.21 chạy trên Android 4.4 trở lên và nhắm đến Android 12.